Waxaa magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota lagu soo gebagabeeyay tartankii kubadda cagta ee lagu xusayey xoriyadda Soomaaliya. Koobkan kubadda cagta ee loogu magacdaray Todobaadka Soomaalida iyo...
Waayihiin mugddiga ahaa ee garoonka kubabdda cagta Muqdisho ayaa soo dhamaaday, waxaana rumoobaya riyooyinkii mudada dheer soo jiray marka uu garoonku marti geliyo cayaartii ugu horeysay...
Waxaa magaaladda Minneapolis maanta lagu qabtay munaasabad lagu taageerayo nabadaynta iyo heshiiska beelaha Sacad iyo Leelkase ee ka dhacay Bandiiradley, gobolka Mudug. Munaasabadda lagu taageerayay heshiiska...
Magaaladda Qardho waxaa gaaray gargaar deg-deg ah oo uu ku deeqay ganacsadde Eng. Maxamuud Khaliif (Jabiye. Ganacsadde Eng. Maxamuud Khaliif (Jabiye) oo kamid ah ganacsatadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2020-ka kaddib markii ay ansixiyeen Baarlamanka Federaalka Soomaaliya labadiisa aqal. Madaxwenaha ayaa ku...
Fanaanka Maxamed Siciid Cabdi (BK) oo ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee heesaha qaada deegaan ahaana ka soo jeeda Gobolada waqooyi ee Soomaaliya ayaa dhawaan bandhig...
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan Guutada 16-aad ee ciidsnka kumaandoska Soomaaliya ee Danab ayaa galabta kooxda Shabaab kala wareegay 7-tuullo oo ka tirsan Gobolka shabeelaha hoose...